Tuugo dhacday Dahab jooga Malaayiin Dollar oo la baadi goobayo (Daawo Sawirro)

Booliiska Faransiiska ayaa baadi goob xoogan ugu jira tuugo u dhacday dukaan lagu iibiyo dahabka, waxa ayna dukaankaasi ka qaateen Dahab qiimihiisa lagu qiyaasay  3.5 milyan oo giniga istarliinka ah. Shan nin oo burcad ah oo watay faasas ayaa jabiyay albaabka dukaan lagu iibiyo dahabka qaaliga oo kuyaala Dhismaha Hotelka Ritz ee magaalada Paris, waxa ayna … Continue reading Tuugo dhacday Dahab jooga Malaayiin Dollar oo la baadi goobayo (Daawo Sawirro)